Zum Hauptmenü Zum Inhalt

Somali – Macluumaad ku qoran Soomaali

Menschengruppe lächelnd, © shutterstock (Rawpixel.com)
© shutterstock (Rawpixel.com)

Ku soo dhowow Xarunta caafimadka ee Haweenka- iyo Ragga ee

Waxaan bixinaa Taageero iyo Talooyin kala duwan kuwaas oo aan luuqado badan ku bixino dhibaatoyinka la xirira caafimaadka iyo xanuunada jirka, Qalbiga iyo Maskaxdaba.
Nagala soo xiriir:

  • Inaad shakhsi ahan noogu timaado, Taleefan ahaan, Khadka internetka, iyo talo-bixin Email ah.
  • Koorsooyin iyo Dalabyo kooxeed loogu talagalay haweenka iyo gabdhaha, ragga iyo wiilashab.
  • Aqoon is weydaariyo kala duwan.
  • Simnaaro war bixin ah oo ku saabsan caafimadka haweenka iyo ragga.
  • Mashaariic kala duwan oo caafimaad loogu kala talo galay haweenka iyo gabdhaha iyo ragga.

Warbixinta iyo talooyinka, tageerada iyo sidoo kale koorsooyinka aqoon is weydaarsiga ah waxaa hogaaminaya shaqaalaheena oo luuqado badan ku bixiya – Shaqaaluhu waxay kala leeyihin xirfado kale kuwan.
Waxaad ku saxsantahay inaad nala so xidhiidho hadii aad u baahan tahay kaalmo iyo caawinaada khaas ah sida markaad marxalad adag ku jirto. waxaad naga helaysaa warbixin ama riyi is dhaafsi ama is barasho aad baranayso dadka kale sida Dumar ama Rag si aad u ahaato qof xirir sameeyay kalsoonida kuugu badato, talo is dhaafsiguna nolosha ayuu ku fudedaynaya si aad xal kala kuwan ugu hesho dhibkaag . Dhibaatooyinka aan hoos ku xusnay iyo midkastaba waad nagala hadli kartaa:

  • Jiirka iyo Qaalbiga/Nafta
  • Nafaqada
  • Jimcsiga
  • Shaqo iyo shaqooyinka jira
  • Kalsoonida
  • Dhibaatooyinka nolosha
  • Galmada iyo kahortaga uurka
  • Uurka iyo Dhalmada
  • Hooyonimada iyo Aabonimada
  • Barbaarinta caruurta
  • Xiiriirka ama wada noolaanshaha
  • Iyo waxbadan oo dheeri ah

Waxaad naga helaysaa meel ku huboon gabdhaha iyo dumarka oo gacmo furan lagu soo dhaweenayo sidoo kale wiilasha iyo Raggana meel ku haboon iyagana wey naga helayaan.
Xarunta caafimaadka ee Haweenka iyo Ragga waxay ka koobantahay saddex qeybood oo ah xarunta caafimaadka ee Dumarka, ragga, waalidka, gabdhaha, iyo wiilasha oo ku kala yaala meelo kala duwan:

  • FEM Süd (10. Bezirk)
  • MEN (10. Bezirk)
  • FEM Elternambulanz (16. Bezirk)
  • FEM (21. Bezirk)
  • FEM Süd Frauenassistenz (12. Bezirk)
  • Men Via

Halkan waxaad ka helaysaa caawinaadkan kugu tagalo galnay Haweenka soomaaliyeed ee FEM Süd imaada.